Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo digniin adag u diray gudoomiyaasha gobolka Banaadi.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin adag u diray masuuliyiinta loo igmaday shaqooyinka ee dhibaateeya Shacabka.

Guddoomiyaha Maxkamada sare ayaa sigaara digniin ugu diray Guddoomiyaasha gobolka Banaadir oo uu sheegay in ay cabasho ka soo gudbiyeen bulshada Degmooyinka ay xukumaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa