Iskaashatooyinka Kalluumeysata Putland oo tababar loogu qabtay Garoowe.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumaysiga Putland ayaa Magaalada Garoowe ku Qabtay tababar ku saabsan maamulka iyo Maareeynta lacagaha kaas oo loo qabtay Guddoomiyayaasha iskaashatooyinka Kalluumeysiga iyo xisaabiyaasha oo kala socday 7 degmo oo ku yaala xeebaha Puntland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Putland Sharmaake Yaasiin Cali iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga Maxamuud Maxamed Cali ayaa kawarbixiyay ujeedada Tababarka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya