Mashaariic ku saabsan dib u dhiska goobaha danta guud Oo Laga dhagax dhigey Degmada Hobyo.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo Taabgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowalada goboleedka Galmudug islamarkan ay maalgelineyso Dowalada Norway kaas oo laga dhax dhigay degmada Hobyo

Mashruuca ayaa kor u qaadaya sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa kaabayasha dhaqaalaha iyo goobaha danta guud.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa