Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Ciidamada Jubbaland oo dhawaan ay Dowladu ka hirgalisay agagaarka dugsiga daraawiishta jubbaland.
Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka soo jeeda dowlada jubbaland.
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa u mahadceliyay dhamaan bahda caafimaadka isagoona sheegay in isbitaalka ciidamada lasii balaarin doono.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya