Culimo iyo waxgarad u istaagay joojinta colaadaha degaanada Galmudug.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimo iyo waxgarad ka soo jeeda Deeganada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u istaagay joojinta colaadaha dhexmara beelaha wadadega Deegaanada Galmudug, Gudigaan ayaa iskugu jira Culumo iyo waxgarad ka kalayimid degmooyinka Galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa