Kalluumeysatada iyo Bulshada KG Oo loogu digey Halista Badda ka jirta.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa mudooyinka ka dhacaayey Kiisas ay dhalinyara badan ku dhinteen kadib markii ay galeen Badda oo kacsan iyo Kalluumeysata ayaguna weli lagu la,yahay Nolol iyo Geeri taasoo sabab u ah in Xeebaha dalka soo gaareen duufaano iyo Dabeylo.

Si arimhaas halista leh loogu hortago ayaa Wasaaradda Kalluumeysatada KG ka shaqeyneysa Sidii Bulshada iyo Kalluumeysatada in ay ka feejignaadaan oo aysan Naftooda halis gelin inta xaaladu iska bedeleyso.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa