Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool Degmooyinka iyo Deegaanada Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ah kuwo door wayn ka ciyaara nabadaynta ,lashaqaynta Ciidamada Booliiska ,dib u dhiska dalka iyo horumar kasta oo bulshada dhexdeeda ka jira waana kuwo mudan in lagu dhiira galiyo howlaha muhiimka ah ee ay bulshada u hayaan.
Fardowsa Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa