Degmada Hodan oo lagu qabtay kulan looga hadlayey Xoojinta amniga iyo ilaalinta Deegaanka

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan wadatashiga bulshada iyo Maamulka Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir ayaa lagu qabtay xarunta Degmada waxaana kaso qayb galay Odoyaal, waxgarad, Aqoonyahano, dhaqaatiir, haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Kulanka ayaa waxaa dirada lagu saray xoojnta amniga la dagaalanka maandoriyaha bilicda iyo ilaalinta Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa