Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo kaa shaneysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa Deegaanka Istanbul deeq Rashin ah ugu qeybisay 2,000 oo qoys.
Deeqdan Gargaarka ah ayaa waxaa bixisay Dowlada Imaaraadka Carabta islamarkaana waxaa qeybinteeda iska kaashaday Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo kaa shaneysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya