.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa magaalada enteebe ee dalka uganda lagu soo gaba gabeeyay shirkii 4-aad ee wasiirada waxbarashada urur goboleedka igad.
Somaaliya shirkan waxaa uga qeyb galayay wasiiru dawlaha wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee somaaliya marwo nuura mustafe muqtaar iyo wafti ay hogaamineysay.
Shirkan iyo ujeedka loo qabtay ayaa waxaa warbaahinta uga warbixisay wasiiru dawlaha wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee somaaliya marwo nuura mustafe muqtaar.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya