Dadka Degmada Xero-dhagaxley ee gobolka mudug oo baaq udiray Wasaarada Beeraha Galmudug.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xero-dhagaxley ayaa waxa ay kamid tahy degmooyinka beeraha leh ee wax kasoo saara qaybaha kala duwan ee khudaarta hadaba shacabka degmada xeeo dhagaxlay ayaa waxa ay baaq u direen Wasaarada beeraha iyo waraabka maamulka galmudug iyagoona ugu baaqay in lagu gacansiiyo wax sooosaarka beeraha si looga faa.iidaysto dhulka ale kumanaystay iyagoona soobandhigay khudaar ay kasoosaareen beeraha degmada xero dhagaxlay

Waa kuwaan qaar kamida bulshada degmada Xero-dhagaxley oo kahadlay dareenkooda iyo wax soosaarka beeraha degmada iyagoona ugu baaqay Wasaarada beeraha iyo waraabka Si kor loogu qaado tabcashada beeraha.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa