Wasaaradda Haweenka XFS Oo ku baaqdey joojinta dadka iska horkeena Bulshada

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru-dowlaha Wasaarada Haweenka iyo xuquuqul insaanka Dowlada Federalka Soomaaliya Ahna siihaya Wasiirka Aamino Xasan Cali oo shirjaraaid ju qabatey Magaalada Muqdisho kaasi oo ay kaga hadashey joojinta kicinta baraha Bulshada laga wado.

Wasiirada ayaa sheegtey in ay in ay wasaarada ay ka xuntahay in haweenka ay kow ka yihiin waxa ka socda baraha bulshada taasi oo ay sheegtey in aan loo dulqaadan karin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa