QM oo sheegtay in 3 isbuuc ay la wareegtay gargaar lagu siday 170 baabuur ah

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in saddexdii toddobaad ee ugu dambeeyay Qaza la gaarsiiyay gargaar baniaadannimo oo lagu siday 170 ah baabuurta xamuulka.

Waxay hoosta ka xarriiqday in tani ay aad u yartahay marka loo eego baahida jirta.
Qaramada midoobay ayaa intaasi ku dartay in maalin kasta loo baahan yahay 500 oo ah kolonyada baabuurta ee gargaarka.