Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya Leesin siinta Injineerada iyo Farsamo-yaqaanada dhisa Guryaha

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho uu ka bilaabaayo leesin siinta injineerada iyo farsamo-yaqaabada ka shaqeeya dhismaha guryaha.

Injineerada iyo farsamo-yaqaanada ku nool Magaalada Muqdisho ayuu maamulka gobalka Banaadir ugu baaqay inay qaatan liisinka si loo hubiyo tayada aqoontooda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa