Dadka Deegaanka Barujeed oo baaq u diray Wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo qurba joogta.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka Barujeed ee Gobolka Galguduud oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay codsi udireen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo bulshada kale si’ay u helaan dhismo ay caruurtoodu wax ugu bartaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa