Shirka wadaagaha daryeelka bulshada oo laga furay Hargeysa

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqo galinta arimaha bulshada Maamulka Soomaliland aya magaalada Hargeysa ka daah-furay Shirka Wadaagaha Daryeelka Bulshada.

Shirka ayaa wax qayb galay Shaqalaha Wasaaradda Shaqo galinta Arimaha bulshada Hay’adda Save children iyo masuuliyiin kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa