Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada oo ku nool Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa Noloshooda ka maareeya iibinta Computerada iyagoo ka Keena dalka dibadiisa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa