Deegaanka Wardheer oo ka tirsan Degmada Xingalool oo la gaarsiyay barnaamijka cagaarinta Deegaanka

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Wardheer oo ka tirsan Degmada Xingalool ee Dowlad Gobleedka Puntland ayaa lagaarsiiyay Barnaamijka cagarinta ee deeganada Puntland.

Qaar kamid ah golaha Deegaanka Degmada Xingalool oo warbaahinta lahadlay ayaa soo dhaweeyay cagaarinta la soo gaarsiiyay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya