Dadka kudhaqan tuulada kulmis oo Hirshabelle iyo hay’adaha Samafalka ka codsaday in loo gurmado

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku dhaqan tuulada kulmis oo ay kusoo socdaan biyaha Wabiga Shabelle ayaa baaq u dirsaday hay’adaha iyo Dowlada Goboledka Hirshabelle.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan tuulada kulmis weyne ayaa kawarbixiay xaalada ay ku suuqan yahiin iyo saameynta ay biyaha ku yesheen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa