Barakacayaasha kaamka Badar ee Kismaayo oo codsaday in lagu caawiyo bacaha Guryaha la saarto.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka barakacayaasha ah ee Degan kaamka badar ee Magaalada Kismaayo oo ah kuwo dan yar ah ayaa la daalaa dhacaya duruufo kala duwan oo dhanka nolosha kuwaas oo ay ka mid yihiin in aysan haysan hooy fiican oo dhibicda roobka ka celin kara.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya