Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hawlo nadaafadeed oo lagu xoojinayo bilic soo celinta caasimada dalka korna loogu qaadayo wacyigalinta nadaafada laxariirta ayaa laga fuliyay degmooyiinka laisku yiraahdo qeybta bartamaha oo kala ah cabdicasiis, boondheere shangaani iyo xamarweyne waxaana hawlahan nadaafadeed si gaar ah u fuliyay shirkada nadaafada ifi oo uu maamulka gobolka banadir u xilsaaray bilic soo celinta caasimada dalka.
Qaar kamid ah maamulada degmooyiinka qeybta bartamaha oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay inay ka go’antahay fulinta awaamirta gudomiyaha gobolka banadir ee laxariira kor u qaadista bilicda caasimada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya