Labadii duulimaad ee ugu horeeyey oo waday Xujey Soomaaliyeed oo gaaray dalka Sacuudiga.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Laba duulimaad oo ah duulimaadyadii ugu horeeyay ee ay la socdeen xujeyda soomaaliyeed ee sanadkan 2024 oo ay tiradoodu gaareyso 296 xujey ayaa gaaray dalka saudi carabia iyagoo ka dagay gagida diyaaradaha ee magaalada madiina al munawara.

Guud ahaan tirada xujeyda soomaliyeed ee la filaayo inay kasoo xajiyaan gudaha dalka soomaaliya oo gaareysa 11500 oo xujey ayaa waxaa wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta soomaaliya ay xujeydaasi ugu talagashay qorsho iyo barnaamijyo dhimeestiran ee dhinacyada jiifka, gaadiidka, cumada iyo caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya