Deeq rashiin ah oo la garsiiyay qoyasas ku nool Deeganada dhaca Waqooyiga Degmada Kismaayo.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa kun iyo Shan Boqol oo qoys oo ku nool Deegaanada dhanka Waqooyi ka xiga Degmada Kismaayo u qeybisay Deeq rashin ah islamarkaana ah Dadka ay saameeyeen Isbadalka Cimillada baahi Weyna u qabay Gargaarkan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jaamac oo kormeer ku sameyay Deegaanada Rashinka la gaadhsiiyay ayaa Warbaahinta uga warbixiyay Deeqdan iyo Deegaanada la gaadhsiiyay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya