Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Wada-noolaanshaha Nabadda Ee Radio Sanguuni oo ku beegan 16 May waxaa soo jeedineya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
Home Barnaamijyo Gaarka ah Barnamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Wada-noolaanshaha Nabadda