Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo kormeertay tuulooyiinka ay saameyeen Fatahaada.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiin ka Socotay Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Dowladda goboleedka Hirshabelle ayaa Waxa ay kormeer ku tageen Tuulooyin hoosyimada Magaalada Jowhar kuwaaasi oo ay saameysay Fatahaadda Wabiga Shabeelle.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya