Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barbaarintu waa xirfad ay waalidiintu is dheer yihiin,Caruur badan ayaa maanta ku sugan xaalad aad looga naxo, Akhlaaq ahaan, diin ahaan, waxbarasho iyo bulsho ahaanba
Dalkeena Soomaaliya waxuu kamid ah Hooyooyinka inta badan koriya Carruurta iyagoo siiya darlyeel iyo barbaarin wanaagsan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa