Dhismaha Masjid laga hirgalinayo gudaha Taliska qeybta gobolka Jubada hoose oo la dhagax dhigay

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Boliska Qaybta Gobalka Jubada Hoose ayaa dhagax dhigay Masjid weyn oo laga hirgalinayo gudaha Taliska qeybta gobolka Jubada hoose ee Magaalada Kismaayo waxaana dhismaha masjidka fulinaysa Hay’adda Al-khayraad oo ah Hay’add Islaami ah oo fulisa mashaaricaha islaamiga ah iyo goobaha lagu cibaadaysto iyo sido kale goobaha samafalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya