Tababar logu baranayo hanaanka xoojinta cadaaladda oo laga daah furay Magaalada Kismaayo.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowlada Jubbaland Bishaar Aadan Geedi ayaa maanta magalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan nidaamka maxkamadeynta cadaaladeed iyo xariga sharci darrada ah.

Tababarka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland ayaa loogu talagay in aqoontooda sare loogu qaado bahda cadaaladda Jubbaland sida Garsoorayaasha, ciidanka Asluubta iyo ururka qareenada Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya