Dowladda Kenya oo muwaadiniinteeda galay faraha qaxootiga ka saareysa.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka u dhashay kenya ee ku nool xeryaha qaxootiga ee dhaadhaab oo markii hore galay faraha qaxootiga ayaa soo dhaweeyay barnaamij fara bixin ah oo dowlada kenya ay kawado xeryaha qaxootiga ee dhaadhaab.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa