Iskuulo bilaash ah oo loo furay carruurta barakacayaasha ku nool Degmada Kaxda.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir ayaa kulan la qaatay Barakacyaasha Degmada kulanka ayaa looga hadlayay dar-dargalinta Aminga iyo Waxbarsahada Carruurta ku nool Kaamamka iyo sidii la isakaga kaashan lahaa aminga Guud ee Xeryahah ay ku nool yihiin Barakacyaasha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa