Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda Barakacyaasha Jubbaland oo kawarbixiyay Guryaha xalka waara.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca xalka waara ayaa ah mashruuc logu tala galay in dib u dejin loogu sameeyo dadka barakacayasha ah ee ay sameyeen abarihi dalka somaray iyo fatahadihi wabiyada waxana qorshaha u yahay in dad gaaraya hal milyan oo barakacyaal ah loogu sameeyo guryo xal waara ah sanadaha soo socda.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya