Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdirahaman Cabdi Ahmed ayaa waxuu ka hadlay Ahmiyada ay bulshada u leedahay in la hormariyo adeegyada Xalka waara ee ka jira deegaanada Jubbaland.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa