Shirweynaha malagashiga Qurabajoogta Somaliyeed oo la cilaamiyay waqtiga uu furmi doona.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS ayaa iclaamisay Shirweyne ay ka soo qayb galayaan dhammaan Qurbajoogta Soomaaliyeed, kaas oo ka dhici-doona magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saari doonaan sidii qurbajoogta Somaliyeed ay uga qeybqaadan lahayeen maalashiga dalka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya