Dhaqaatiirta Magalada Jowhar oo ka Digay halista Xanuunka Daafka.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qubarada caafimadka ayaa kula talinaysa dadweynaha inay muujiyaan feejignaan, ayna ku dadaalaan nadaafada gacmahooda, maadaama dhaqitaanka gacmaha ay dilayso jeermiska. Qoysaska ayaa iyagana lagu dhiirigaliyay in aysan la isticmaalin shukumaanada dadka kale ee qoyska ee looga shakiyay Cudurka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa