Magaalada kismaayo oo laga dhagax dhigay xabsi cusub oo ay yeelan doonto kismaayo.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku simaha Madaxwaynaha ahna Madxwayne ku xigeenka labad ee Dowlada Jubbaland oo ay wahelinayeen qaar kamid ah Wasiirda Jubbaland iyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland wafti ka socday Hay’adda UNSOM ayaa maanta dhagax dhigay xabsi cusub oo ay yeelan doonto Degmada kismaayo kaas oo ay dhismihiisa iska kaashanayaan Wasarada Cadaalada iyo arimaha Tastuurka Jubbaland iyo Midowga Yurub.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya