Kalluumeysatada kawaanka Malaayga ee xeebta Liido oo u guuraya kawaan cusub.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iskaashatada kallumeystada kulmis oo gacanta ku haya kawaanka Malayga xeebta liido ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay dhul cusub oo ay dhawaan u guuri doonaan halkaasi oo ay ka dhisan donaan kawaaan cusub oo ween.

Arintaan ayaa timid kadib markii Maamulka Dowlada Hoose ee Gobolka Banaadir uu ka codsaday kallumeysatada kulmis in ay baneeyaan kawaanka malayga xeebta liido lana siinaayo dhul cusub.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya