Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mareeyaha Garoonka Diyaarada ee Magaalada Kismaayo Mudane Cabdirisak Aaden oo warbahiinta kula hadaley xafiskiisa Garoonka Diyaradaha ee Sayid Maxamed Cadulle Xasan ayaa ka hadlay dhowr qodob oo muhiim ahaa oo kamid yihiin waxyaabahii uu qabsoomay saddexii bilood ee laso dhaafay Maamulka Garoonka Diyaradaha habsami uu socodka garoonka iyo shaqoyinkii ugu muhiim sanaa ee laga qabtay.
Sido kale Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabanayaan duulimaadyada degmooyinka Dhoobley iyo Kismaayo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa