Hay’adda SoDMA oo qoysas kasoo barakacay gobolada dalka gargaar ugu qeybisay gobolka Banaadir

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa qoysas danyar ah kana soo barakacay Qeybo ka tirsan gobolada dalka waxa ay gargaar ugu qeybisay degmada waaberi ee gobolka Banaadir.

Gar gaarkan ayaa waxaa ka faa’iideystay 3,000 kun oo qoys kuwaasi oo wajahayay xaalad adag bilihii ugu danbeyay waxayna uga mahad Celiyeen Hay’adda Sodma Gar gaarkan ay soo gaarsiisay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya