Ganacsatada Kalluunka Kismaayo oo Kalluun ay qalajiyeen u dhoofiya dalka dibadiisa.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Noocyo ka mid ah Kalluunka laga helo xeebaha gobolka Jubbada hoose ayay Kalluumeysatada iyo dadka Kalluunka ka ganacsada u dhoofiyaan dalka aan dariska nahay ee Kenya gaar ahaan magaalo xeebeedka Mumbaasa halkaas oo looga sii qaado magaalooyinka kale ee dalkaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya