Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo kaashanaysa Wasaarada Gargaarka Dowlada Jubbaland ayaa Degmada Doolow ka wado malintii lixad caratuur iyo xidhitaan lagu samenayo gobaha aadka halista u ah ee ay ku fatahi karaan wabiyada.
Sidoo kale ay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kumanaan jawaan iyo qalabyo muhiim u ah ka hor taga fatahaada u qaybisay dadka dagan Hareeraha wabiga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaysa