Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kallumaaysatada ka soo jilaabta ceebaha gobolka Jubbada hoose ayaa sida ay sheegeen caqabado kala kulma Maraakiibta shesheeye ee iyaguna ka kalluumaysta Xeebaha dalka.
Kalluumeysatada ayaa sheegay in Maraakiibtu ay ku soo dhawaadaan meelaha Doonyaha yaryar ay ka Kalluumaystaan ayna marar badan ka jar jareen agabyada ay bada dhigtaan si ay kallunka ugu soo dabtaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa