kallumeysatada Degmada Cadalle oo Codsaday In La Caawiyo.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cadale waa degmo dhacda xeebaha badweynta Hindiya waxaana ay ka mid tahay Degmooyinka Gobolka Shabeellaha dhexe.

dadkeeduna inta badan waa kaluumeysato u jilaabasho taga Xeebaha waxaana ay nolosha qoyskooda ku maareeyaan waxyaabaha ay ka helaan kalluunka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa