Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa wali si habsami leh Magaalada kismaayo kaga socdo wajiga labaad ee dhismaha Wadooyinka loogu talagalay iney yeelato magaalada wajigii koowaad ayaa waxaa lagu hirgaliyey ilaa 8 wado oo kala duwan oo dhex mara gudaha magaalada Kismaayo kuwasi oo siween u dabolay bahiyihi wada ee ay qabtay.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya