Roob ka da’ayay Degmada Dhoobley oo saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roob xoogan ayaa tan iyo xaley ka da’ayay magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose kaas oo saameyn weyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo bulshada iyadoo islamar ahaantaana geystay khasaare hantiyaeed.

Qaar kamid ah bulshada ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay saameynta roobka ee degmada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya