Dhismaha Wadada Dhoobley oo wax badan ka tartay isku socdka Dadka iyo Gaadiidka.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado Qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka uu ka curtay Roobka Gu’ga Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoosana ay kamid tahay meelaha u ka da’ay ayaa waxaa Isbadal wanaagsan laga dareemayaa Isku socdka Dadka iyo Gaadiidka taasi oo ay sababtay Dhismaha Wadada Dhoobley oo xiligan mareysa heer gabo gabo ah.

Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley oo aan wareysi la layeelanay ayaan wax ka weydiinay isbadala ay soo kordhisay Iyo doorka ay ka qaadatay isku socdka Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya