Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada baxdo ee gobolka galgaduud ayaa lagu qabtay kulan looga mahad celinayo hirgalinta mashaariic laga fuliyay Degmada baxdo iyo Deegaanka cado kibir kaasi oo ah sollar system islamarkaana ay baahi wayn u qabeen bulshada ku nool Deegaanadaasi.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarameysa