Maamulka Iskuulka Aqoon-bile ee Degmada Kismaayo oo kawarbixiyay xaaladda Waxbarasho ee Iskuulka.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kumanaan Arday oo qaba dareyska gaarka ah ee Iskuulaadka, waa muuqaalka iska caadiga ah ee subax kasta ay kusoo toosto bulshada kuwaasi marka dadka tacab iyo shaqo u dareeraan iyaguna u dareera goobaha waxbarashada.

Iskuulka Hoose Dhexe iyo sare Aqoon-bile waxaa u kamid yahay iskulada Magaalada kismaayo waxana halkasi wax kabarta Arday iskugu jira wiilal iyo gabdho, Iskuulka Aqoon-bile ayaana kamid noqday kuwa ugu saameynta badan dhanka tayada waxbarashada mar ka loo eego imtaxaanka ay qaado Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Soomaaliya.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa