Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose ku qabatay kulan ku saabsan Nabada iyo isdhex galka bulshada kaas oo loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa