Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqayada Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha dhexe waxaa uu leeyahy qeybo badan oo lagu iibiyo ganacsiyada kala duwan haba u badnaadaan Dalagyada kala duwan ee ka imaanaya Deeganada u dhow jowhar.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa