Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo shaacisay xiliga ay ku dhawaaqeyso xukunka Sayid Cali.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Maanta u fadhiisatay dhageysiga Dacwo Racfaan ah oo uu qaatay eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo hore dil toogasho ah loogu soo xukumay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya